Kulan looga Hadlayay Horumarinta dowladnimada oo lagu qabtay Muqdisho

0
34

Jowhar – (Radio Isnaay ) – Wasiiru-dowlaha Wasaardda Cadaaladda & Arrimaha Dastuurka XFS, ilyaas Sheekh Cumar ayaa daahfuray Kulan Dadwayne oo ku saabsan ” Noocyada Dowladnimo” ee Nidaamka baarlamaaniga, Nidaamka Madaxtooyada iyo Nidaamka isku-dhafka ah. kulanka ayaa waxaa soo agaasimmay Hay’adaha u xilsaaran dastuurka.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here