Waalidiinta Jowhar oo loogu Baaqay In ay Shaqo abuur u sameeyaan Carruurtooda.

0
58

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Mas’uuliyiinta ururka haweenka degmada Jowhar iyo gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa waalidiinta ku dhaqan magaalada Jowhar ugu baaqay in ay door mug leh ka qaataan shaqo abuurka carruurtooda, si looga hortago qatarta tahriibka oo sanadihii u dambeeyey saameysay dhalinyarada.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here