Shirka Guddiga Mashruuca Horumarinta wadooyinka Soomaaliya oo lagu qabtay Dhuusamareeb.

0
31

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cilmi Maxamed Nuur, ayaa soo xiray shirkii guddiga sare ee mashruuca horumarinta waddooyinka Soomaaliya.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here