Jowhar – ( Radio Isnaay )- Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa shaaciyay wareejinta gawaarida iyo mootooyinka qaboojiyaasha leh oo loogu talagalay ilaalinta tayada kalluunka Soomaaliyeed.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.