Maamulka Degmada Jowhar Oo Amaro Kaso Saaray Qashinka Laguso Qubo Hareeraha Laamiyada.

0
31
Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Iyadoo laga duulayo amarka uu bixiyay Guddoomiyaha Degmada Jowhar ahna Duqa Magaalada, Mudane Cismaan Maxamed Muqtaar Baarey, ayaa la qabtay olole nadaafadeed oo lagu nadiifinayay waddada isku xirta garoonka diyaaradaha iyo magaalada Jowhar.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here