Bulshada Magaalada Jowhar oo loogu Baaqay in ay yareeyaan Xafladaha aroosyada.

0
29
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Shiqa Maxamèd Cabdullaahi, oo ka mid ah culimada magaalada Jowhar, ayaa shacabka reer jowhar ugu baaqay in ay ka fiirsadaan xafladaha ballaaran ee la qabto xilliyada aroosyada, isagoo ku tilmaamay arrintaas in ay tahay mid aan waafaqsanayn akhlaaqda diinta Islaamka iyo dhaqanka suuban ee Soomaaliyeed.
Waxaa SooJeedineysa: – Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here