Beer dalxiis oo laga Hirgaliyay Magaalada Kismaayo.

0
33

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Kismaayo ayaa laga hirgaliyay Beer dalxiis oo baahi weyn ay u qabeen bulshada ku nool magaalada, beerta ayaa si weyn loo qurxiyay waxaana loogu talagalay in bulahada kunool magaalada Kismaayo ay udalxiis tagaan una damaashaad tagaan waqtiyada ay fasaxa yihiin.

Waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here