WARARKA Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Dadka Waaweyn ugu baaqaday in ay xooga saaran waxbarashada. By admin - September 18, 2025 0 44 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxbarashadu ma laha xad da’ ah, weynaan iyo yaraan. Dadka waaweyn ee go’aansada inay wax bartaan waxay helaan fursad ay ku horumariyaan noloshooda shaqo, maaliyad iyo bulsho. Waxaa SooJeedinaya:- Nuur Maxamed Cabdi. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/09/Waxbarashada-waaweyn-By-Shiine.mp3 Share this:FacebookX