Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dhaqtar Liiban Saciid Cabdi Waxa Uu Kamid Yahay Dhaqaatirta Baxnaaninta Cudurada Ku Dhaca Caruurta Waxa Uu Wareys Gaar ah Uu Siiyey Radio Ianaay Si Qoto Heer Kaga Hadlay Xaaladah Caafimad Ee Ubadka Yar & Sida Aay Tahay In Aay Waalidku Kaga Warqaban Isbadalada Caafimad Ee Caruurtoda Ka Hor Xiliyada Qaangarka.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed.