Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, xasan maxamed xuseen (Muungaab), ayaa ka warbixiyey horumarka ballaaran ee laga gaaray dhismaha iyo horumarinta caasimadda, sidoo kale xaaladda amniga oo uu ku tilmaamay mid hagaagsan.
Waxaa SooJeedineysa:- sahra Cabdi Xuseen