Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Tababarkan ayaa ku Saabsanaa maamul wanaaga iyo Cadaaladda kaasi oo loo qabtay ardayda Jaamacadda ZamZam ee barata kuliyada maamulka iyo maareynta waxaana soo qaban qaabiyay maamulka Jaamacadda.
Waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.