Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maanta oo kale 17-ka September waxaa dunida laga xusaa Maalinta Caalamiga ah Badbaadada Bukaanka, waa Maalin ay Qaramada Midoobay iyo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO) u asteeyeen sidii kor loogu qaadi lahaa wacyiga ku saabsan muhiimadda ay leedahay badbaadada bukaanka marka la adeegayo caafimaadka.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.