Shirka Tiirka Isbadelka Dhaqaalaha Waara oo Muqdisho lagu qabtay.

0
7

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waaxda Isku-duwidda Deeqaha ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa Muqdisho ku qabatay kulan looga hadlayay Tiirka Isbeddelka Dhaqaalaha Waara, oo qayb ka ah Hannaanka Wada-shaqeynta Tiirarka Qorshaha Isbeddelka Qaranka.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here