Kulan Wacyelin ku saabsan Isticmaalka Daawo dhaqameedka oo Baydhabo lagu qabtey.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Kulankan oo ahaa mid Ardeyda Al-Qamar ee Magaalada Baydhabo lagaga Wacyigelinaayay Khataraha ka dhasha Isticmaalka Daawo dhaqameedka ooDadku weli ku dambeeyaan islamarkaana aysan ku baraarugsaneyn halsita ay leedahay isticmaalka Daawo dhaqameedka oo hada laga tagay.

Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here