Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Badqabka Deeganku Waa Xaaladaha Ugu Muhiimsan Ee Dadka & Duunyada Waxana Inla Waayo Sababa Yareenta Heerka Nadafadda Deeganka
Xaalufinta Dhirta, Wasaqowga Hawada Deeganka & Isticmalka Hadka dhaafa Ee Waxyabaha Siidaya Maadoyinka Kiimakeysan.
Waxaa SooJeedinaya:– Cabdi Fitax Axmed Maclow.