Abuur cusub oo lagu tacbay dhulbeereedka Magaalada Baladweyne.

0
5

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Ahmed Abdullahi Muxumed oo kamid ah macalimiinta bartay cilmiga beeraha ayaa magaalada Baladweyne waxaa uu ka hergeliyay beer uu ku tacbay dalaga loo yaqaano Bataatiga kaasi oo bixitaankiisa ku yar beeraha gobolka Hiiraan .

Waxaa SooJeedinaya:– Nuur Maxamed Cabdi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here