Hoos ku dhac ku yimid Qiimaha la iibiyo shidaalka suuqyada Jowhar .

0
7

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta gobolka shabellaha dhexe laga dareemayaa hoos u dhac ku yimid qiimaha shidaalka, taasoo farxad u ah gaadiidleyda gaar ahaan darawalada kaxeeya Bajaajta oo inta badan laga isticmaalo magaaladan.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here