Haweenka Jowhar oo loogu Baaqay In ay Xoogga saaraan Barashada Farsamada Gacanta.

0
23

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Barashada xirfadaha waa tiir muhiim u ah horumarka haweenka, maadaama ay siinayso awood ay ku heli karaan dhaqaale u gaar ah kana baxaan ku tiirsanaanta cid kale.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here