Foostar cusub oo laga Hirgaliyay Magaalada Jowhar.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Gudoomiyaha Degmada Jowhar ahna Duqa Caasimadda Hirshabeelle Mudane Cusmaan Maxamed Muqutaar (Baarey) ayaa Xarigga ka jaray Foostar cusub oo laga Hirgaliyay Magaalada Jowhar.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdicasiis Xasan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here