Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Ururka YABA Cabdiraxmaan xasan , oo ka mid ah ururrada dhalinyarada ee ka howl gala magaalada Jowhar, ayaa si rasmi ah uga hadlay qorshaha sanadlaha ah ee ururku damacsan yahay inuu hirgeliyo sannadkan 2025/2026.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim.