Munaasabad lagu soo Bandhigayay dhallinyaro baratay hal abuurka casriga ah ee beeraha oo lagu qabtay Muqdisho.

0
30

Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabad lagu soo bandhigayay dhallinyaro Soomaaliyeed oo dhammeystay barnaamij waxbarasho ku saabsan hal-abuurka casriga ah ee dhinaca beeraha

Waxaa SooJeedinaya:- Sahra Cabdi Xuseen

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here