Dhalinyarada Jowhar oo ka hadlay Doorkooda ku aadan ilaalinta Nadaafadda.

0
41
Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Nadaafadda waxa ay ka mid tahay imaanka barkiisa, waxaana bulshada Muslimka ah lagu dhiirrigeliyay in ay ilaaliso nadaafadda jirkooda, gurigooda iyo deegaanka ay ku nool yihiin.
Waxaa SooJeedineysa:- Xaliima Cali Ibrahim

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here