Ururka Naafadda Gobolka Shabeellaha dhexe oo wadda dadaalo lagu xoojinayo waxbarashada.

0
14

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Afhayeenka Ururka Naafadda ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, Abdulqadir Maclow Xaaji, ayaa ka warbixiyay doorka muhiimka ah ee ururkoodu ka qaatay wacyigelinta waxbarashada, gaar ahaan dadka baahiya gaarka qaba ee ku nool magaalada Jowhar iyo deegaanada ku xeeran.

Waxaa soo jeedineysa :- Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here