Macallimiin fursado shaqo ka helay Dugsi ku yaala Baladweyne.

0
6

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka Dugsiga Hoose, Dhexe iyo Sare ee Cumar bin Al-khadhaab ee magaalada Baladweyne ayaa shaqo abuur u sameeyay dhallinyaro soo bartay xirfadda macallinimada, kuwaas oo loo qaatay qaybaha kala duwan ee waxbarashada.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here