Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, ayaa si rasmi ah xarigga uga jaray wajiga labaad ee dhismaha waddada Daarusalaam oo si casri ah loo dhisay.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.