Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle oo Sheegtay in door muhiim ah uu ka qaato ganacsiga horumarinta Bulshada.

0
49
Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Ganacsigu waxa uu door muhiim ah ka ciyaaraa nabadda iyo dib u dhiska bulshada. Marka ganacsatada iyo bulshada ay helaan fursado dhaqaale oo deggan, waxaa yaraada sababaha dhalin kara colaado iyo isku dhacyo.
Waxaa SooJeedinaya :- Nuur Maxamed Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here