Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isbitaalka Kaafi oo ka mid ah xarumaha caafimaad ee gaarka loo leeyahay ee si weyn ugu adeega bulshada magaalada Muqdisho ayaa dib-u-casriyeyn ballaaran ku sameeyay qaybta Hooyada iyo Dhallaanka
Waxaa Soojeedineysa:-Sahra Cabdi Xuseen