Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Isbadal Balaaran oo dhanka Kubaca & Balaarasho Deegan Ayaa Laga dareemaya Jowhar Ganacsatada Shirkadaha & Qurbajoogta Reer Jowhar Ayaa Maalgalino Ku Sameynaya Goobo Muhiim U ah Horumarinta Bulshada Sida Suuqyadaha, Maqaaxidaha & Goobakale Oo Danta Guud ah.
Waxaa SooJeedinaya:- Cabdi Fitax Axmed Maclow