Culumada Jowhar oo ka hadlay dayax-madoobaadkii Xalay ka dhacay dalka

0
49
Jowhar – ( Radio Isnaay ) –  Xalay fiidkii, waxaa si weyn looga dareemay qeybo ka mid ah dalka Soomaaliya gaar ahaan deegaannada Hirshabelle
 dayax-madoobaad taasoo soo jiidatay dareenka bulshada iyadoo dad badan isugu soo baxeen in la dukto salad si Alle loogu baryo
Waxaa SooJeedineysa :- Xaliima Cali Ibrahim.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here