Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Waxaa wali si weyn looga dareemayaa sicir barar ku yimid qiimaha mooska ee laga iibiyo suuqyada magaalada Jowhar. Arrintan ayaa saameyn xooggan ku yeelatay dadka danyarta ah, kuwaas oo aan awoodin in ay iibsadaan mooska oo ka mid ah khudradda ugu badan ee la cuno.
waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.