WARARKA Ololaha diiwaangelinta codbixiyaasha oo si habsami leh ugu socda Marka. By admin - September 7, 2025 0 7 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddiga Madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka ayaa deegaanka Ceel Jaale ee degmada Marka ka daah furay ololaha diiwaangelinta dadweynaha doorashada qof iyo codka ah. waxaa soo jeedinaya : – Cabdiweli Axmed. https://radioisnaay.so/wp-content/uploads/2025/09/warka-isdiiwaan-gelinta-marka-by-tima.mp3 Share this:FacebookX