Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Dadweynaha iyo darawalada gaadiidka magaalada Baladweyne ayaa dhibaato badan ku qaba burburka jidadka iyo ciriirga ama jaamka ka jira wadada laamiga ee dhaxmarta bartamaha magaalada Baladweyne.
waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.