Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Waxbarashada ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si rasmi ah uga bilowday degmada Balcad olole ballaaran oo lagu wacyigelinayo bulshada ku saabsan muhiimadda waxbarashada, gaar ahaan kor u qaadista heerka aqoonta gabdhaha.
Waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.