Munaasabad lagu dhiirigalinaayay Arday ka qalin jabisay dugsiga Sare oo lagu qabtayJowhar.

0
10

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Munaasabadan oo ay ka qeyb galayeen masuuliin katirsan maamulka Hirshabelle, xildhibaano ka tirsan labada gole ee barlamaanka Hirshabeelle, macalin, walidiin, odiyaasha dhaqan, dhalinyarada,iyo marti sharaf kale ayaa ujeedkeedu ahaaa dhirgalinta ardayda ka qalin-jabineyeen fasalka 12-aad ee dugsiga sare oo lagu qabtay Tuulada Geeda Barkaan.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here