Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Biyaha iyo Tamarta dowlad goboleedka Hirshabelle ayaa maalintii 16aad gurmad biyo dhaamin ah ka wada deegaanada Baayaaley, Bukurre, Xagar iyo kuwo kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan oo ay ku noolyihiin qoysas badan oo barakayaal ah kuwaas oo muddooyinkii la soo dhaafay wajahayey xaalado adag.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.