Xamaas oo xaqiijisay inay diyaar u tahay heshiis lagu soo afjarayo dagaalka Qaza.

0
51

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xamaas ayaa bayaan ay soo saartay arbacadii shalay ahayd, ku xaqiijiyay in ay diyaar u yihiin in ay gaaraan “heshiis dhameystiran” kaas oo qayb kamid ah lagu siideynayo tiro maxaabiis ah oo falastiiniyiin ah oo lagu heshiiyey in lagu soo afjaro dagaalka Marinka Gaza.

Hadalka Xamaas ayaa yimid kadib markii madaxweynaha Mareykanka Donald Trump uu ugu baaqay kooxd in la sii daayo 20-ka qof ee la maxabiista ku haray gacantooda si loo soo gaba gabeeyo colaada Gaza.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here