Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Khadar Yaasin Maxamed Agaasimaha Qeybta Ganacsiga Beeraha & Horumarinta Hal-Abuurka Beeraleyda Oo ka hadlaya Qorshayaasha Wasaaradda Ee Horumarinta Ganacsiga Beeraha Ayaa sheegay In ay Wasaaraddu Diyaarisay Qorshaha Taagerayo Ganacsiga Beeraha Oo Beeraleyda Soomaaliyeed Ka Taageraya In aay Suuq U helaan Dalagyada Aay Beran.
waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed.