Olole wacyigelin oo lagu dhiirigalinaayo in caruurta la geeyo goobaha waxbarashada oo laga bilaabay Gaalkacyo.

0
28

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Magaalada Gaalkacyo xarunta Gobolka Mudug ayaa laga daah-furay olole wacyigelin ah oo ay Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee maamulka Galmudug u samaynayso carruurta iyo waalidiinta, si loogu dhiirrigeliyo in carruurta la geeyo goobaha waxbarashada.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here