Lambarka Uu Garnacho U Xiran Doono Chelsea Oo La Shaaciyay.

0
46

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Lambarka uu xiran doono saxiixa xagaaga ee Alejandro Garnacho ee Chelsea ayaa la xaqiijiyey.

Xiddiga caalamiga ah ee Argentina ayaa Sabtidii hore kaga soo wareegay Manchester United kuna biiray Blues.

Weeraryahanka garabka ah ayaa joogay Stamford Bridge si uu u daawado saaxiibadiisa cusub oo 2-0 kaga badiyey Fulham horyaalka Premier League toddobaadkii hore.

Si kastaba ha ahaatee, 21-jirkan ayaa haatan xirandoonaa maaliyadda lambarka 49-aad ee kooxda reer galbeedka London xilli-ciyaareedkan cusub.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here