Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Hirshabeelle ayaa qaaday imtixaanka qiimeynta tayada shaqaalaha Wasaaradda, si loo ogaado heerka aqoonta iyo xirfadaha shaqaalaha muddada dheer ka howlgalayay Wasaaradda.
waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.