Ururka Suxufiyiinta Gobolka Shabeellaha dhexe oo ka hadlay caqabadaha ay la kulman weriyaasha.

0
39

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Warbaahinta wax ay door muuqda ka qadataa tabinta doorashooyinka dalka hadana waxaa jira caqabado badan oo ay kala kulmaan inta lagu gudi jiro shaqada doorashada.

Guddoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Gobolka Shabeellaha Dhexe, Abdirahmaan Xuseen Cumar Wadani oo waraysi siiyay Radio Isnaay ayaa ka hadlay muhiimadda ay leedahay in la helo hannaan lagu xallin karo caqabadaha ay la kulmaan saxafiyiinta inta lagu jiro doorashooyinka.

Waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here