Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Dowladda Koonfur Galbeed ayaa magaalada Baydhabo ku soo gabagabeysay tababar ku saabsan soo saarista calafka xoolaha kaasi oo mudooyinkaan ka socdey Baydhabo.
Waxaa soo jeedinaya : – Cusmaan Cabdalla.