Maamulka Gobolka Banaadir oo Abaalmarin lacageed Guddoonsiiyay Caa’isha Aadan.

0
43

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa kafaalo-qaad nololeed iyo taageero mustaqbalka waxbarasho ah ugu yaboohay Caa’isha Aadan Ugaas, oo ku guuleysatay kaalinta koowaad ee imtixaanka Fasalka 12-aad ee dugsiyada sare ee dalka.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here