Kulanka Ansixinta siyaasadda maamul daadejinta maaliyadda oo lagu qabtay Magaalada Jowhar.

0
55

Jowhar – ( Radio Isnaay )- Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabeelle ayaa maanta kusoo Geba gabeysay Magaalada Jowhar, Caasimadda Dowlada Hirshabelle kulanka Ansixinta Siyaasadda Maamul-daadejinta Maaliyadeed ee Hirshabelle iyadoo halkaas lagu ansixiyey siyaasadda ka dib markii lagu daray wixii ay bulshada u arkayeen in lagama maarmaan u yihiin siyaasadda.

waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here