Hirshabeelle oo wadda dadaalo looga hortagayo Fatahaadaha wabiga.

0
36

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Maamulka dowlad-goboleedka Hirshabeelle ayaa bilaabay dadaallo ballaaran oo looga hortagayo fatahaadaha Wabiga Shabeelle, kuwaas oo sanadihii dambe si joogto ah u saameeyay magaalooyin iyo tuulooyin badan, gaar ahaan Jowhar iyo baladweyne.

waxaa soo jeedineysa : – Xaliimo Cali.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here