Tababar ku Saabsan Xuquuqda Aadanaha oo lagu qabtay Baydhabo.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Wasaaradda Amniga maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa magalada Baydhabo ku qabatay Tababar ku saabsan Xuquuqda Aadanaha ee Shaqada Booliiska,kaas oo loo qorsheeyay Saraakiisha Booliiska, Maamulka Degmada iyo Ururrada Bulshada Rayidka.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here