Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Qaruhu (Xab xabku) waa dalag ka mid ah kuwa loogu isticmaalka badan yahay, gaar ahaan xilliga kuleylaha, Gobolkan shabellaha dhexe ayaa ka mid ah meelaha uu sida weyn uga baxo qaraha.
Waxaa soo jeedinaya : – Nuur Maxamed.