Hirshabelle oo wadda dadaalo lagu xoojinayo doorka hoggaaminta Haweenka.

0
42

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka ee dowlad-goboleedka Hirshabelle, Marwo Iqro Cumar Maxamed, ayaa ka warbixisay doorka wasaaraddu ka qaadato horumarinta iyo dhiirrigelinta ka qaybgalka haweenka ee siyaasadda.

waxaa soo jeedineysa : – Sahro Cabdi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here