Cudurka Jadeecada oo ka dilaacay tuulada Shaam Ee degmada Mahadaay.

0
34

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Xanunka Jadeecadu waa cudur Aad U faafa Sababi karana Xaalado Halis ku ah nolosha Caruurta ku dhowaad 40 caruur ah ayaa xanuunkani kula il daran Tuulada Shaam Ee Degmada Mahadaay.

waxaa soo jeedinaya : – Cabdifitax Axmed Maclow.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here