Alexander Isak Oo Noqday Ciyaarahanka Ugu Qaalisan Taariikhda Horyaalka Ingiriiska

0
45

Jowhar – ( Radio Isnaay ) – Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay ogolaatay inay bixiso lacag dhan 130 milyan ginni si ay Alexander Isak ugala soo wareegto Newcastle United xagaagan.

Iswiidhishka ayaa hore loogu arkayay mid aan la heli karin maadaama uu saddex sano uga harsanaa heshiiskiisa, laakiin kooxda heysata horyaalka Premier League ayaa ku guuleysatay inay ku qanciso weeraryahanka inuu u dhaqaaqo Merseyside.

Isak kamuusan qayb qaadan tababarkii isku diyaarinta xili ciyaareedka cusub ee Magpies oo uu xitaa bayaan ka soo saaray baraha bulshada, isagoo ku andacoonaya in ka guurista St Jams’ Park ay u fiican tahay dhammaan dhinacyada.

Liverpool ayaa horay dalabkii ugu horeeyay ee 110 milyan ginni laga soo diiday,David Ornstein oo ka tirsan The Athletic ayaa haatan sheegay in Newcastle ay aqbashay soo jeedinta Liverpool ee ah qiimaha bilowga ah oo dhan 125 milyan ginni, iyadoo 5 milyan oo ginni kale la bixin doono sababtoo ah lacagaha

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here